English   |   Somali  
HOMEPAGE
ABOUT_US
OBJECTIVES
CORE_VALUES
PROGRAMS-ILEYS
NALA SOO XIRIIR
 

      Yaa na taakuleeya

      Ina caawi

      Wakiilladeena
 
 
  Hay'adda Ileys

:

 
 
 
 
 
 
 
 

Maxay tahay Hay'adda

Mu'asasada Ileys (MI) waa urur samofal oo aan siyaasad shaqo ku lahayn. Sida laga dhadhansan karoba, ereyga Ileys wuxuu ka tarjumayaa in ururku yahay ileys u soo bidhaamay shacabka Soomaaliyeed.

Aasaasitaanka Ileys oo la dhisay Febraayo 2006dii, waxay ka dambeysay kulan ay yeesheen koox aqoonyahanno ah. Akhri »   

Wararka Hey'ada ileys Foundation
Our Partners
 
 
 
 
 
Warbixin Sanadeed ay soo saartay Hey'adda ileys Foundation ayaa waxey ku soo bandhigtay qorshe howleedkeedii ahaa Sanadyada 2007-da iyo 2008 taasoo ay kaga hadashay waxqabadkii...Sii Akhri

Masuuliyiinta ILEYS FOUNDATION oo la kulmay odoyaasha iyo maamullada waxbarashada  ee 6 tuulo oo ka tirsan Hiiraan iyo G/gaduud..... Sii Akhri

 Hay'adda Waddaniga Ileys oo la kulantay maamulayaal iyo macalimiin ka socotay dugsiyada gobolka Galgaduud.... Sii akhri

Hay'adda Ileys oo la kulantay odoyaasha, culimada & madaxda Dhuusamarreb, Guriceel & Matabaan..... Sii akhri  

____________________________________________________________________________________________________
Copyright ©  2007 - All Rights Reserved. Ileys Foundation

Waxaa naqshadeeyay AfroTech