English   |   Somali  
HOMEPAGE
ABOUT_US
OBJECTIVES
CORE_VALUES
PROGRAMS-ILEYS
NALA SOO XIRIIR
 

      Sources of Funds

      Support Us

      Our Representatives
 
 
 
 


Waxyaabaha ay ku taagan tahay Hay'addu   

Ileys waxay dhowreysaa, isla markaana aasaas u ah qodobadan.

Xirfad
Waxaan ixtiraameynaa oo ana ku shaqeyneynaa si ku dheehan hufnaan, dulqaad, aqoon iyo xirfad.


Adeeg

Waxaan mar walba xogga saari doonaa sidii aan adeeg muuqda ugu qaban lahayn bulshada, iyadoo adeeggaasi u saldhig u yahay xushmad iyo caddaalad.


Ka-qeyb qaadashada bulshada

Waxaanu bulshada ku martiqaadeynaa inay ka qeyb qaataan mashaariicdeena.


Xiriir  

Waxaanu ku dadaaleynaa inana bulshada la socodsiino waxqabadkeena, isla markaan aan dhageysano talooyinkooda.

Horumar

Dunidu ma laha meel uu horumarku ku dhamaado. Mar kasta waxaan ku dadaaleynaa inaan sii horumarino howsha aan hayno iyo habka aan wax u qabano.

____________________________________________________________________________________________________
Ra'yigaaga noogu soo dir E-mail:- Info@ileys.org ama moallim@ileys.org

Copyright ©  2007 - All Rights Reserved. Ileys Foundation E-mail: info@ileys.org

Designed and Hosted by AfroTech