English   |   Somali  
HOMEPAGE
ABOUT_US
OBJECTIVES
CORE_VALUES
PROGRAMS-ILEYS
NALA SOO XIRIIR
 

      Sources of Funds

      Support Us

      Our Representatives
 
 


Xannaanada Xoolaha

Sida la wada ogsoon yahay, dhaqaalaha Soomaaliya wuxuu ku tiirsan yahay wax-soo-saarka xoolaha iyo beeraha.

Maadaama ay ku nool yihiin dhul u eg lama-degaan, dadka ku nool gobollada dhexe waxay u badan yihiin reer-guuraa ku tiirsan wax-soo-saarka xoolaha.

Hase yeeshee xoolaha Soomaalida guud ahaan waxaa haysta dhibaatooyin badan sida cudurro la daweyn karo haddii dawadooda la helo. Ka sokow caafimaadka xoolaha, waxay xoola-dhaqatadu u baahan yihiin in laga wacyi-geliyo qaabka ay xoolahooda u naaxin karaan si ay lacag fiican ugu gooyaan.   

____________________________________________________________________________________________________
Ra'yigaaga noogu soo dir E-mail:- Info@ileys.org ama moallim@ileys.org

Copyright ©  2007 - All Rights Reserved. Ileys Foundation E-mail: info@ileys.org

Designed and Hosted by AfroTech